Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Jabhadda ONLF Oo Rajo Ka Muujinaysa Wadallada Ay Asmaro Kula Leyihiin Itoobiya

Jabhadda ONLF ayaa rajo ka muujisey in natiijo wanaagsan ay kasoo baxdo shir ay magaalada Asmara kula leeyihiin dowladda Itoobiya.

C/qaadir Hirmooge, Afhayeenka Jabhadda ayaa  sheegay in hadda la gaaray xilligii isbedallada ee dalka Itoobiya.

Waxaa lagu wadaa todobaadyada soo socda in Magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea uu ka qabsoomo heshiis u dhaxeeya dowladda Itoobiya iyo ururka Jabhadda ONLF kaasi oo la doonyo in lagu dhameeyo dagaalka labada dhinac.

Kulan ay 5 July magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ku yeesheen xildhibaannada baarlamaanka ee dalkaasi ayaa waxay si rasmi ah liiska argagaxisada uga saareyn saddex urur.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...