Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Waraysi aqoonyahan siciid saalax sababaha keenay is qabsiga dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe ,go’aankii shirkii kismaayo & arimo kale

Aqoonyahan Siciid biid oo waraysigan siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan,Qiimayntii ay ku sameeyeen waraysigan dadweynaha iyo Aqoonyahanada Golaha1960 (golaha codka shacabka soamliyeed ) ku xiran  ee fikradahooda ku soo bandhiga golahan ,sharaxaadii uu ka bixiyey sababaha uu salka ku hayo muranka iyo is qabqabsiga Dowlad Goboleedada iyo dowlada Federalka, Masuuliyada madaxda Federalka iyo d/ goboladeedada iyo cidda ay saaran tahay dhexdhexaadinta  labada dhinac.

Dhegeyso oo dhuux fikrada iyo sharaxaada uu bixiyey Siciid Biid fikradaadana ka dhiibo, Kuna soo dir emailka golaha1960.

Weriye Dhegood.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Xildhibaan Idiris iyo Siyaasi Cali Daacuun oo Kahadlay Hadalkii Cabdiweli gaas ee Koonfur Galbeed
- Sep 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=Gu63DgEDxMI
DAAWO SAWIRRO:-Madaxwenaha Puntland oo Khudbad u Jeediyey Ardayda Jaamacadda Maakhir Badhan
- Sep 21, 2018
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa khubad dheer oo muhiim ah ...
DHAGEYSO:-Cabdullaahi Xasan Bariise “Waxaa jira shakhsiyaad difaaca dadka amni darada geysta”
- Sep 21, 2018
Taliyaha Hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal cabdullaahi Xasan Bariise ayaa si ...