Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wararkii ugu danbeeyay khilaafka madaxda galmudug oo maraya meel adag

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir  ayaa ka horyimid  Xil ka qaadis ay maanta ku sameeyeen xildhibaano ka tirsan Galmudug.

Waxaa uu sheegay in xildhibaanada ku shiray Magaalada Dhuusa Mareeb ay ahaayeen dhalin yaro aan ka mid aheyn mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug,isagoona Sheegay in xildhibaano xiligan aysan joojin Magaalada dhuusa mareeb.

Sidoo kale Gudoomiye Cali Gacal ayaa waxaa uu sheegay  in Go’aanka ay gaareen Xildhibaanada ka tirsan Galmudug uu yahay mid sharci daro ah,islamarkaana iyagu xilka ka qaadi Karin.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxaa uu xusay in xildhibaanada ay  ku xadgudbeen heshiiskii dhawaan lagu kala saxiixday dalka Jabuuti.

Maanta ayaa Magaalada Dhuusa mareeb waxaa kulan ku yeeshay xildhibaano tiradooda gaaraysa 147 mudane,iyadoona xilka ay ka qaadeen Gudoomiyaha 146 xildhibaan,halka hal mudane uu ka aamusay.

Xildhibaanada xilka ka qaaday Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug  Cali Gacal Casir ayaa inta badan ah kuwii laga soo xulay  Maamulka Ahlusuna ee lagu daray Baarlamaankii Galmudug ee lagu dhisay Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud

Codka gudoomiye ku xigeenka kowaad ee barlamanka galmudug xareed cali xareed

Gudoomiyaha la sheegay in xilka laga qaaday cali gacal casir

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Madaxweynaha Galmudug Garabka Cadaado Oo Muqdisho u Anbabaxay
- Nov 19, 2018
Axmed Maxamuud Xasan (Axmed-Baasto) Madaxweynaha Galmudug oo Xildhibaanada Cadaado Ku Sugun Ay Dhawaantaan Doorteen ...
Suhayba Xarago : oo gabay ku cabirtay kaalinta haweenka ee xiligii burburka soomaliya.
- Nov 19, 2018
Haweenka Soomaaliyeed ayaa diyaar garow xooggan ugu jira sidii ay talada wadanka qayb wayn ...
MUUQAAL:-Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Xarumaha Dawlada magaalo xeebeeedka BERBERA
- Nov 19, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=nrKJkJGWtzY