Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wasiirada Jubbaland oo taageeray Go’aankii dhawaan Golaha iskaashiga Dowlad goboleeyada

Golaha wasiirada maamulka jubbaland oo shirk ku yeeshay magaalada kismaayo ee xarunta kumeel gaadhka ah ee maamulkaasi waxay si buuxda u tagereen qodobadii ka soo baxay shirkii madaxda maamul goboleedyada dalku ay xidhiidhka ugu jareen dowladda soomaaliya

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. mahad says:

    Wasiiradee? war xaasaska madoobe dhuxuleyste shabaab dhaha meesha wasiiro ma joogaan rag uu madoobe dhuxuleyste shabaab qabo ayaa jooga cid ay wasiir u yihiin iyo cid ay matalaan ma jirto xaaskii weynaa maxamuud sayid maqbiyo ayaa laga dhigay guriga ka bixi karto lol

  2. mahad says:

    Guriga kama bixi karto lol




ad

Latest News

SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay Madasha Arrimaha Bini’aadninimada Dalka
- Jul 23, 2019
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo gaaray ...
DAAWO:-Gudigii Horumarinta Boosaaso oo dib xoriyadooda u helay.
- Jul 23, 2019
Waxaa maanta dib xoriyadooda u helay qaar ka mid ah xubnihii gudigga dayactirka wadada ...
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug oo sheegay in Shirka la qaban doono Shanta Bisha Agoosto.
- Jul 23, 2019
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo u xilsaaran qaabkii xal waara loogagaari lahaa khilaafaadka ...