Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Siyaasiga Cali Cosoble oo Difaacay Gudomiye Cali Gacal kana Digay Muranka Galmudug,

Madaxweynahii hore ee Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo ka hadlay Go’aanka ay kulankii dhuusamareeb ka soo saareen Xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay inaysan sharci ahayn talaabadaasi,

waxa uu sheegay inaysan muuqanin shaqo gudasho la’aan uu sameeyay Gudoomiye Cali Gacal waxaana uu sheegay inay Doodu ka dhalatay sida uu kaga hor yimaaday Go’aanada Shirkii kismaayo,

Madaxweynahii hore ee Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa ku baaqay inaan wax la dumin oo laga fekero horumarka dhinacyada badan laga sugayay ee Galmudug lana xaliyo khilaafyada ka muuqda Maamulkaasi,

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Madaxweynaha Galmudug Garabka Cadaado Oo Muqdisho u Anbabaxay
- Nov 19, 2018
Axmed Maxamuud Xasan (Axmed-Baasto) Madaxweynaha Galmudug oo Xildhibaanada Cadaado Ku Sugun Ay Dhawaantaan Doorteen ...
Suhayba Xarago : oo gabay ku cabirtay kaalinta haweenka ee xiligii burburka soomaliya.
- Nov 19, 2018
Haweenka Soomaaliyeed ayaa diyaar garow xooggan ugu jira sidii ay talada wadanka qayb wayn ...
MUUQAAL:-Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Xarumaha Dawlada magaalo xeebeeedka BERBERA
- Nov 19, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=nrKJkJGWtzY