Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn la beegsaday Al Shabaab

Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa wuxuu sheegay in duqeyn dhanka cirka ah 11-kii bishan ka fuliyay degaanka Mubaarak oo 37 mile dhanka galbeed kaga beegan magaalada Muqdisho.

Mareykanka ayaa sheegay isaga oo garab ka helaya ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Soomaaliya in duqeyntaasi uu ku dilay laba xubnood oo ka tirsanaa Al Shabaab, halka mid kalena uu ku dhaawacay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Axmed Madoobe Oo Amar Culus Soo Saaray Oo Ka Dhan Ah Arimaha Doorashada
- Jun 16, 2019
Amar kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa ku socday dad la sheegay inay qal qal ...
Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Gobolka Bay & Al Shabaab Oo Sheegay Inay…
- Jun 16, 2019
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Bay ayaa sheegaya in Qarax Xoogan uu ka dhacay ...
Daawo: Khayre oo Booqday Ciidankii Nolosha ku Qabtay Kuwii Qaraxa siday iyo Goobihii ay wax ka dhaceen (Video)
- Jun 16, 2019
Xasan Cali kheyre Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ay wehliyaan saraakiil ciidan ayaa xalay kormeeray ...