Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Wasiirka maaliyadda oo la kulmay wafdi ka socday bankiga adduunka

Wasiirka maliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Bayle ayaa  xarunta wasaaradda waxa uu kula kulmay wafdi ka socday bankiga adduunka.

Kulanka oo looga hadlay sidii loo caawin lahaa dadka ay biyo la’aanta sameysay ee ku nool gobolada dalka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka qorsheynta Soomaaliya iyo Wasiiru dowlaha xafiiska ra’iisul wasaaraha.

“Maanta waxaan Xarunta W.maaliyadda kula shiray wafdi ka socday bangiga aduunka, waxaan ka wada hadalnay sidii loo caawin lahaa dadka ay biyo la’aantu saameysay ee gobolada dalka, shirka waxaa nagala soo qayb galay wasiirka qorsheynta iyo wasiiru dowlaha xafiiska ra’iisul wasaaraha”. Ayuu yiri Wasiir Bayle.

 

Wasiir Beyle ayaa sheegay in wafdiga ka socday bankiga adduunka ay sidoo kale ka wada hadleen taageerada joogtada ah ee ay siiyaan dowladda Soomaaliya, isagoona dhanka kale tilmaamay iney ka go’an tahay iney ka wada shaqeeyaan horumarka dalka.

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa wada dardar gelinta howlaha maamulka iyo maaliyadda dalka oo ay hay’adaha dhaqaalaha aduunka ay ku qanceen sida ay hadda wax u socdaan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-R/wasaare Kheyre oo iclaamiyay nooca Siyaasiyiinta dalka uu u baahan yahay
- Feb 22, 2019
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay horumarinta, Midnimada iyo dhab u heshiisiinta ...
Al-Shabaab oo odayaal ku xiray Koofurta Gobalka Mudug.
- Feb 22, 2019
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa  waxaa la sheegay in odayaal ay ku xireen  Koofurta Gobolka Mudug ...
Nabi Maxamed (SCW) – Hoggaamiye in tusaale laga dhigto ay tahay
- Feb 22, 2019
Assalamu Calaykum Qayb ka mid ah xalalka dhibaatooyinka umaddeena waxa ka mida in la ...