Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Gudoomiye Mursal oo la kulmay Musharixiinta Koofur galbeed.

Maxamed Mursal Sheekh Cabdi raxmaan Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya ayaa xalay kula kulmay magaaalada muqdisho, Inka badan shan musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweyne ee maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya

Musharixiintan oo Todobo gaarayay ayaa Xubnaha kulanka la qaatay gudoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya waxaa ka mid ahaa Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur,Maxamed Aadan Farkeeti Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Yuusuf Baadiyow iyo xubno kale.

Musharaxiinta xalay lagula kulmay magaalada muqdisho ayaa waxa ay yihiin kuwa shaaciyay inay doonayaan qabashada xilka madaxweynaha maamulka koofur galbeed ee Soomaaliya.

Sida qorshuhu yahay Musharaxiinta oo Sabtida ku wajahan magaalada Baydhabo ayaa guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa ay si gaar ah uga xog wareysteen sida ay lagama  maar maan u tahay in isbedel uu ku dhaco maamulka Koonfur Galbeed.

Musharaxiinta ugu cad cad ee la saadaalinayo inay tartan adag la geli karaan madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qudhiisa musharax ah ayaa waxaa ka mid ah Sheekh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur iyo Wasiirkii hore ee maaliyada soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeti.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay Madasha Arrimaha Bini’aadninimada Dalka
- Jul 23, 2019
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo gaaray ...
DAAWO:-Gudigii Horumarinta Boosaaso oo dib xoriyadooda u helay.
- Jul 23, 2019
Waxaa maanta dib xoriyadooda u helay qaar ka mid ah xubnihii gudigga dayactirka wadada ...
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug oo sheegay in Shirka la qaban doono Shanta Bisha Agoosto.
- Jul 23, 2019
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo u xilsaaran qaabkii xal waara loogagaari lahaa khilaafaadka ...