Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Shirkii IGAD

Kadib kulan Halmaalin qaatay oo magalada Addis Ababa ee dalka Itoopiya ee ku yeesheen madaxda Urur goboleedka IGAD ayaa waxa ay uga hadleen arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaalada wadamada Geeska Afrika.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo kulanka kadib lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in shirkaas madaxda IGAD ay diirada ku saareen xal ka gaarista dhibaatadii adkeed ee ka taagneed  wadanka Konfurta Suudaan.

Dhinaca kale Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda shirka ay si aad ah ugu amaaneen Soomaaliya isbadalada ay ka gaareyn aArrimaha Dhaqaalaha iyo Siyaasada waxaa kale oo Somaliya lagu amaanay dadaalada at ka qaadaneyso xal ka gaarista tabashooyinka ka dhax jira wadamada Geeska Afrika.

Dowladda Soomaaliya ayaa kaalin muhiim ah ka qaadaneysa dadaallada ku qotama Nabadeynta, kor u qaadidda iskaashiga dhaqaale iyo Isdhexgalka bulsho ee dalalka Geeska Afrika.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOPNEWS:-Madaxweyne ku xigeenka galmudug oo war culus kaga dhawaaqay cadaado
- Sep 23, 2018
War Saxaafadeed uu soo saaray Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi ...
DHAGEYSO:- Shacabka Baladweyne Oo Ka Hadlay Magacaabista Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Hiiraan
- Sep 23, 2018
Hal sano Gudahiis ayaa waxaa Gudoomiyahii Sadaxaad Ee Gobolka Hiiraan Looso Magacaabay Yuusuf axmed ...
MUUQAAL:-Siyaasi Dhoola-Yare”In Shirka Wasiirada Puntland Somaliland Ka Dhaco Nusqaan Bay Nagu Tahay”
- Sep 23, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=9TxJgEgvApU