Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Sheekh Bashiir Muxamad Cismaan oo lagu soo dhaweeyay magaalada Garbahaarrey

Sheekh Bashiir Muxamad Cismaan, oo kamid Culimada Soomaaliyeed, ahna khabiir ku taqasusay Cilmiga Dhaxalka ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Garbahaarrey.

Sheikh Bashiir waxuu wax badan ka qoray Cilmiga dhaxalka, waxuuna bixin doonaa Dowra bil ah oo ku saabsan Cilmigaas.
Magaalada Garbahaarrey ayaa noqotay Magaalo Cilmi oo lagu soo hirto tan iyo 1990-kii waxii ka danbeeyey.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-R/wasaare Kheyre oo iclaamiyay nooca Siyaasiyiinta dalka uu u baahan yahay
- Feb 22, 2019
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay horumarinta, Midnimada iyo dhab u heshiisiinta ...
Al-Shabaab oo odayaal ku xiray Koofurta Gobalka Mudug.
- Feb 22, 2019
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa  waxaa la sheegay in odayaal ay ku xireen  Koofurta Gobolka Mudug ...
Nabi Maxamed (SCW) – Hoggaamiye in tusaale laga dhigto ay tahay
- Feb 22, 2019
Assalamu Calaykum Qayb ka mid ah xalalka dhibaatooyinka umaddeena waxa ka mida in la ...