Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Barlamanka hirshabelle oo madaxweyne waare ka dalbaday in uu horyimaado & mooshin xilka looga qaadayo oo miiska saaran

Barlamanka maamulka hirshabelle ayaa u yeedhay madaxweyne maxamed cabdi waare si wax ay uga waydiiyaan arimo xiligan ka jira dhanka maamulkaas.

Qaar ka mid ah xildhibanada maamulkaas ayaa sheegay in madaxweyne waare uu ka gaabiyay howshii loo doortay taasina ay keentay in ay ka dalbadaan barlamanka in uu horyimaado si loola xisaabtamo

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Xildhibaan Idiris iyo Siyaasi Cali Daacuun oo Kahadlay Hadalkii Cabdiweli gaas ee Koonfur Galbeed
- Sep 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=Gu63DgEDxMI
DAAWO SAWIRRO:-Madaxwenaha Puntland oo Khudbad u Jeediyey Ardayda Jaamacadda Maakhir Badhan
- Sep 21, 2018
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa khubad dheer oo muhiim ah ...
DHAGEYSO:-Cabdullaahi Xasan Bariise “Waxaa jira shakhsiyaad difaaca dadka amni darada geysta”
- Sep 21, 2018
Taliyaha Hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal cabdullaahi Xasan Bariise ayaa si ...