Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dil ka dhacay Afaafka hore Masjid kuyaala magaalada Muqdisho

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa waxa ay afaafka hore ee Masjidka Sheekh Cali Suufi ee magaalada Muqdisho ku dileen ruux kamid ahaa Jameecada Masjidkaasi.

Goobjoogaaal ayaa ku waramay in rag biskoolado watay afaafka hore ee Masjidka ku dileen nin da’ dhaxaad ahaa oon wali la ogeyn waxa uu ahaa, ninka la dilay ayaa la sheegay in uu doonayay in masjidka galo

Dableydii dilka ka fulisay ayaa la sheegay in goobta si deg deg ah uga baxsadeen, waxaana xili dambe halkaasi soo gaaray ciidamo katirsan booliisaka oo goobtaasi howlgalo kooban ka sameeyay.

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...