Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweyne gaas”Musuq maasuqa dalka ka jira wuxuu soo bilawday xiligii siyaad barre”

Madaxweynaha Puntladn Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa furay Shirweynaha Hanaanka Dimuquraadiyadda, Maamul Wanaagga iyo Horumarinta ka qayb galka Bulshada ee go’aamada dowladda Puntland.

Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiiro iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada Masuuliyiin ka socotay hay’adaha aan dowliga ahayn, 6 degmo iyo 54 degaan oo kamida degmooyinka iyo degaanada Puntland, aqoon yahano, hay’addaha Wasaaradda Dastuurka kala shaqaynayey mashruuca, masuuliyiin ka socda ururada siyaasadda iyo masuuliyiin kale.

Madaxweyne gaas ayaa dul istaagay xiligii uu dalka soo maamulay madaxweynhii hore ee soomaaliya maxamed siyaad barre iyo hanaanka Dimuquraadiyadda dalka jirtay wuxuu si cad u tilmaamay in xiligaas ayna jirin wax lagu sheegi karo Dimuquraadiyadd

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Dr Truma says:

    Ciil iyo caabuq buu dhimanayaa kaligiis ma ahane kuwo badan baa u dhimanayaa. Wuxuu ka dabaaqtamayaa was ciilkii iyo Caabuqii lagu yiqiiney. Haddana second gufihiisa buu ku had a yaa haddalo us qilaafsan. Af Soomaaliga uu leeyahay si sahlan baa maantay wax la iskugu gudbiyaa yaa qoray, hirgeliyey? Miyuu ku arkey buugga MADOOW ee uu akhristo laguna magacaabo “Ciil iyo Caabuq” meel ay kaga worn tahay ciddii hirgeliyey Afka Hooyo qoraalkiisa Oo ah midka mid ah wax qabadkii kacaanka.waaba shaki la’aan in qofkii akhriya Buugga MADOOW in uu ku dhacayo cudurka la yiraahdo Ciil iyo Caabuq, xattaa qofku haddii uu soo galo Xayn daabka siyaasadda iskadaa wax kale haddii uu gaaro guddoomiye Degmo kama bad baadayo Ciil iyo Caabuq. Mushkuladda soomaaliya Dowland la’aan ta ku ridey in ku dhow 30 sano waa labada kooxood ee kala ah koox qabta cudurka ah Ciil iyo Caabuq iyo koox la yiraahdo Ciyaal Faay Cali, kooxdaan dembe ee Ciyaal Faay Cali waa koox Garbay yeesheen, Aabbeyaal Bay noqdeen, si khaldan Bay Siyaasiin ku noqdeen, si khaldanna Hanti Bay ku yeesheen, laakiin dhinaca maskaxda,aqoonta, bini-aadnimada, waddaninimada, aqoonta Dowladnimada waa ka maran yihiin. Waa yo weli dhinaca maskaxda waxaa taagan yihiin waagii ay gabdhaha soomaaliyeed ay diraca, daabka iyo boorsooyinks ay ka dafi jireen Bay taagan yihiin waxba iska a bedelin dhinaca maskaxda waa ka maran yihiin.
    Labada an kooxood mid cud kale wax a uma oggala, midna waxaay u dhaqmayaan sidii BERBER kii. Waxaay hortaagan yihiin, caqabdna ku yihiin jiritaanka Dowladnimada iyo qarannimada Soomaaliya. Haddii aan inta as ka badiyo dad badan baa uur yeelanay.




ad

Latest News

MUUQAAL:-R/wasaare Kheyre oo iclaamiyay nooca Siyaasiyiinta dalka uu u baahan yahay
- Feb 22, 2019
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay horumarinta, Midnimada iyo dhab u heshiisiinta ...
Al-Shabaab oo odayaal ku xiray Koofurta Gobalka Mudug.
- Feb 22, 2019
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa  waxaa la sheegay in odayaal ay ku xireen  Koofurta Gobolka Mudug ...
Nabi Maxamed (SCW) – Hoggaamiye in tusaale laga dhigto ay tahay
- Feb 22, 2019
Assalamu Calaykum Qayb ka mid ah xalalka dhibaatooyinka umaddeena waxa ka mida in la ...