Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Wiil ku labistay Dareeska ciidanka Milatariga Somaliland oo xabsiga la dhigay

Wararka aan ka heleyno magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi lagu xiray wiil dhalinyaro ah oo ku labistay kadibna sawir kusoo galay dareeska ciidanka Milatariga Somaliland.

Faysal Sugaal oo ah wiil qurbaha ka yimid ayaa lagu eedeeyay in uu xirtay dareeska Milatariga Soomaaliya kadibna sawiro uu kusoo galay ku baahiyay baraha ay bulshadu ku kulanto sida Facebook.

Maamulka Somaliland ayaan wali ka hadlin xariga wiilkan ku labistay dareeska ciidanka loogu geestay magaalada Hargeysa, waxaana xariga wiilkan warbaahinta u xaqiijiyay eheladiisa.

Dhacdadan lagu xiray wiilkan qurbaha ka yimid ee ku labistay dareeska Ciidanka Somaliland ayaa noqotay tii ugu horeesay, waxaana dhacdadan si weyn looga hadal hayaa magaalada Hargeysa.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Madaxweynaha Galmudug Garabka Cadaado Oo Muqdisho u Anbabaxay
- Nov 19, 2018
Axmed Maxamuud Xasan (Axmed-Baasto) Madaxweynaha Galmudug oo Xildhibaanada Cadaado Ku Sugun Ay Dhawaantaan Doorteen ...
Suhayba Xarago : oo gabay ku cabirtay kaalinta haweenka ee xiligii burburka soomaliya.
- Nov 19, 2018
Haweenka Soomaaliyeed ayaa diyaar garow xooggan ugu jira sidii ay talada wadanka qayb wayn ...
MUUQAAL:-Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Xarumaha Dawlada magaalo xeebeeedka BERBERA
- Nov 19, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=nrKJkJGWtzY