Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

War Saxaafadeed: Aqalka Sare oo wafdi xal raadin ah u diraya Maamul Goboleedyada

Magaalada Muqdisho, waxaa kulan ku yeeshay Xildhibaanada Aqalka sare ee baarlamaanka Somaliya, iyadoo looga hadlay tabashada dowlad goboleedyada, Go’aanada ay xiriirka ku hakiyeen iyo Mooshinada ka dhanka ah madaxda Maamul Goboleedyada.

Kulanka oo ka dhacay Xaruntooda, ayaa lagu sheegay in wafdi xal doon ah ay u dirayaan shanta dowlad goboleed ee kala ah; Jubaland, Puntland, Hirshabelle, Galmudug iyo Koofur Galbeed, Aqalak sare waxaa ku mideysan 54 Senator oo min 8 umatalaya 4 dowlad goboleed, iyo Somaliland iyo Puntland oo min 11 heysta.

Xildhibaanada aqalka sare, ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxey baaq ugu direen dowladda dhexe iyo Maamul goboleedyada oo ku aadan in xal lagu dhameeyo waxyaabaha ay kala tirsanayaan.

Ujeedka socdaalka ay ku tagayaan Xarumaha dowlad goboleedyada ayey ku sheegeen iney tahay sidii looga wada hadli lahaa arimaha Amniga, Nolosha, Siyaasada, Federaaleynta, maadaama Khilaafka waxyaabaha ugu abdan ay arimahaasi la xiriirto.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay Madasha Arrimaha Bini’aadninimada Dalka
- Jul 23, 2019
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo gaaray ...
DAAWO:-Gudigii Horumarinta Boosaaso oo dib xoriyadooda u helay.
- Jul 23, 2019
Waxaa maanta dib xoriyadooda u helay qaar ka mid ah xubnihii gudigga dayactirka wadada ...
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug oo sheegay in Shirka la qaban doono Shanta Bisha Agoosto.
- Jul 23, 2019
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo u xilsaaran qaabkii xal waara loogagaari lahaa khilaafaadka ...