Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-C/raxman cabdi shakuur oo ku hanjabay in uu ciidamo gaar ah samaysan doono marka uu dalka ku laabto

Siyaasiga cabdiraxman cabdi shakuur oo xiligan si adag uga soo horjeeda siyaasada dowladda soomaaliya ayaa mar uu ka hadlayay hadii uu dalka dib ugu soo laabto in uu samaysan doono ciidamo gaar ah wuxuu si cad oo aan gabasho lahayn u sheegay in uu iska difaaci doono dad uu sheegay in ay yihiin kuwo la isku adeegsado hadalkaas oo ciidamada dowladda soomalia ku socda .

c/raxmaan cabdi shakuur ayaa xiligan safaro ku maraya dalal kala duwan si uu siyaasadiisa uga halkaas uga soo dhiso ka hor doorashada 2020.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Axmed Madoobe Oo Amar Culus Soo Saaray Oo Ka Dhan Ah Arimaha Doorashada
- Jun 16, 2019
Amar kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa ku socday dad la sheegay inay qal qal ...
Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Gobolka Bay & Al Shabaab Oo Sheegay Inay…
- Jun 16, 2019
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Bay ayaa sheegaya in Qarax Xoogan uu ka dhacay ...
Daawo: Khayre oo Booqday Ciidankii Nolosha ku Qabtay Kuwii Qaraxa siday iyo Goobihii ay wax ka dhaceen (Video)
- Jun 16, 2019
Xasan Cali kheyre Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ay wehliyaan saraakiil ciidan ayaa xalay kormeeray ...