Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweyne Mustafe Cagjar “Si Looga Gudbo Dhibaatooyinkii Dhacay Waxaan Ka Shaqeynaynaa Midnimo”

Madaxweyanaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamud Cumar (Cagjar), ayaa ka hadlay Xaalada Isbedel ee weli ka jira Dowlad Deegaanka, Isagoona xusay in Isbedeladaas ay qeyb ka yihiin Isbedelada Guud ee ka Socda Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ka hadlayay Munaasabad lagu Xusayay Sanadka Cusub ee Dalka itoobiya ee 2011-ka, taasi oo lagu Qabtay Addis Ababa ayaa Xusay in Isbedelada Itoobiya ee yihiin kuwo looga Gudbayo Xalaadihii Dalkaasi ka jiray Sanadkii Tagay ee 2010-ka.

Mustafe Cagjar ayaa Sheegay in Ismaamulka Dowlad Deegaanka Soomaalidu, uu ka Shaqeyn Doono Nabadda, Cadaalada iyo Hormarka, Si Guud ahaa Dalka Itoobiya looga Saaro Xaaladaha adag ee uu Dalku soo Maray 2010-kii.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Xildhibaan Idiris iyo Siyaasi Cali Daacuun oo Kahadlay Hadalkii Cabdiweli gaas ee Koonfur Galbeed
- Sep 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=Gu63DgEDxMI
DAAWO SAWIRRO:-Madaxwenaha Puntland oo Khudbad u Jeediyey Ardayda Jaamacadda Maakhir Badhan
- Sep 21, 2018
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa khubad dheer oo muhiim ah ...
DHAGEYSO:-Cabdullaahi Xasan Bariise “Waxaa jira shakhsiyaad difaaca dadka amni darada geysta”
- Sep 21, 2018
Taliyaha Hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal cabdullaahi Xasan Bariise ayaa si ...