Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Aqalka sare oo xalinaya khilaafka u dhexeeya Dowlada dhexe iyo M/Gobaleedyada.

Gudiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo  maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay kaga hadleen Khilaafka Siyaasadeed ee xiligan u dhexeeya Madaxda Maamul gobaleedyada iyo Dowlada dhexe ee Soomaaliya.

Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay  Warbaahinta ayaa waxaa uu  Maamul gobaleedyada ugu baaqay in ay joojiyaan Mooshinka ay ka wadaan masuuliyiinta ka tirsan  madaxda Dowlad gobaleedyada,Xili shalay Qaar ka mid ah Xildhibaanada Galmudug ay mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ay u gudbiyeen Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed.

Sidoo kale Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa waxaa uu sheegay in dhawaan Wafdi ka socda Aqalka sare ay u diri doonaan Degaanada maamul gobaleedyada,si loo xaliyo khilaafka ka dhex aloosan Madaxda Dowlad gobaleedyada iyo Dowlada Dhexe.

Dhawaan ayay aheyd markii Madaxda maamul gobaleedyada ay sheegeen in ay hakiyeen xiriirkii ay la lahaayeen dowlada dhexe ee Soomaaliya.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-R/wasaare Kheyre oo iclaamiyay nooca Siyaasiyiinta dalka uu u baahan yahay
- Feb 22, 2019
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay horumarinta, Midnimada iyo dhab u heshiisiinta ...
Al-Shabaab oo odayaal ku xiray Koofurta Gobalka Mudug.
- Feb 22, 2019
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa  waxaa la sheegay in odayaal ay ku xireen  Koofurta Gobolka Mudug ...
Nabi Maxamed (SCW) – Hoggaamiye in tusaale laga dhigto ay tahay
- Feb 22, 2019
Assalamu Calaykum Qayb ka mid ah xalalka dhibaatooyinka umaddeena waxa ka mida in la ...