Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Maxkamad ku taala magaalada qardho oo xukun dil ah riday

Guddiga Garsoorka Maxkamadda Darajada Koowaad ee Magaalada Qardho ee gobolka karkaar ayaa ku dhawaaqay in xukun dil ah lagu ku riday labo ruux oo horay dil uga geystay Magaalada Qardho degaano hoos yimaada.

Maxkamadda Magaalada Qardho Waxa ay sheegtay in  Ragga la xukumay lagu kala magacaabo Axmed Cabdi Nuur Siciid Iyo Bashiir Maxamed Siciid.

Waxaa labaddan ruux loo heystaa dil ay u geysteen Marxuum Cabdiraxmaan C/laahi Axmed Qaytoor, laguna helay dambiga dilka ah ee ay gaysteen.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...