DHAGEYSO:-Madaxweyne waare oo laga dalbaday in uu xilka iska casilo maxay tahay sababtu?
Tan iyo intii kismaayo lagu soo gaba gabeeyay shirkii madaxda maamul goboleedyada dalka waxaa soo baxayay guux siyaasdeed kaasi oo qaar ka mid ah maamulada dalka ka jira ka dhex curtay.
Qaar ka mid ah odoyaasha deeganada maamulka hirshabelle ayaa ku baaqay in madaxweyne maxamed cabdi waare uu xilka iska casilo xili inta badan lagu dhaliilayo in uu ka maqan yahay deeganada uu madaxweynaha u yahay.
Loading...