Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Maxay tahay sababta keentay mooshinka xiligan laga gudbiyay gudoomiyaha barlamanka galmudug?

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug oo  ku shiray Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka ay u gudbiyeen Mooshin ka dhan ah Cali Gacal Casir oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Ciise oo kamid ah Xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay in kulanka ay fadhiyeen 140-Mudane, 89-xildhibaan oo kamid ah ay Mooshinka in la qabto u Codeeyeen.

Hoos ka dhageyso xildhibaan canab maxamed cosoble oo ka hadlay sababta keentay in xiligan mooshin aya ka keenaan gudoomiyaha barlamanka maamulka galmudug

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay Madasha Arrimaha Bini’aadninimada Dalka
- Jul 23, 2019
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo gaaray ...
DAAWO:-Gudigii Horumarinta Boosaaso oo dib xoriyadooda u helay.
- Jul 23, 2019
Waxaa maanta dib xoriyadooda u helay qaar ka mid ah xubnihii gudigga dayactirka wadada ...
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug oo sheegay in Shirka la qaban doono Shanta Bisha Agoosto.
- Jul 23, 2019
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo u xilsaaran qaabkii xal waara loogagaari lahaa khilaafaadka ...