Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dagaal xoogan oo ka dhacay magaalada marka

Magaalada Marka ee Xarunta Shabeelaha Hoose waxaa ka dhacay Iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab.

Dagaalka oo ahaa mid dhowr jiho ay Al-Shabaab ka weerareen Magaalada Marka ayaa muddo kadib istaagay, waxaana xaafadaha ugu badan ee uu ka dhacay dagaalka ay ahaayeen kuwa xiga Jilib Marka.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-R/wasaare Kheyre oo iclaamiyay nooca Siyaasiyiinta dalka uu u baahan yahay
- Feb 22, 2019
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay horumarinta, Midnimada iyo dhab u heshiisiinta ...
Al-Shabaab oo odayaal ku xiray Koofurta Gobalka Mudug.
- Feb 22, 2019
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa  waxaa la sheegay in odayaal ay ku xireen  Koofurta Gobolka Mudug ...
Nabi Maxamed (SCW) – Hoggaamiye in tusaale laga dhigto ay tahay
- Feb 22, 2019
Assalamu Calaykum Qayb ka mid ah xalalka dhibaatooyinka umaddeena waxa ka mida in la ...