Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Mooshin xilka looga qaadayo gudoomiyaha barlamanka galmudug oo la gudbiyay

Xlidhibanada barlamanka maamulka galmudug ayaa la soo sheegaya in mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ay u gudbiyeen Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee baarlamaanka maamulka Galmudug tirada xildhibanada ayaa la sheegay in ay tahay 89 xildhibaan

Xildhibaanada mooshinka ka gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka galmudug ayaa ku sababeeyay in uu gabay shaqadii loo igmaday ayna tahay mid lagama maarmaan ah in lala xisaabtamo.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Madaxweynaha Galmudug Garabka Cadaado Oo Muqdisho u Anbabaxay
- Nov 19, 2018
Axmed Maxamuud Xasan (Axmed-Baasto) Madaxweynaha Galmudug oo Xildhibaanada Cadaado Ku Sugun Ay Dhawaantaan Doorteen ...
Suhayba Xarago : oo gabay ku cabirtay kaalinta haweenka ee xiligii burburka soomaliya.
- Nov 19, 2018
Haweenka Soomaaliyeed ayaa diyaar garow xooggan ugu jira sidii ay talada wadanka qayb wayn ...
MUUQAAL:-Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Xarumaha Dawlada magaalo xeebeeedka BERBERA
- Nov 19, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=nrKJkJGWtzY