Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Xadka itoobiya & Eritrea oo dib loo furay

Hoggaamiyeyaasha Itoobiya  Abiy Axmed  iyo Eritrea Isaias Afwerki ayaa waxaa ay dib u fureen xadka labada dal u dhaxeeya taaso oo ah waddo ay isticmaalaan isku socdka dadka iyo gaadiidka ee labada dal.

Waa markii ugu horreysay oo dib loo furo xadka labada deris kadib dagaal socday Muddo 20 sano ah Wasiirka Warfaafinta Eritrea Yemane Meskel ayaa sidaasi ku sheegay Twitter-ka.

Labada hoggaamiye ayaa furay goobo muhiim ahaa, oo isku xira labada dal. Sidoo kale waxaa dhacaya xaflado arrintaas lagu maamuusayo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-R/wasaare Kheyre oo iclaamiyay nooca Siyaasiyiinta dalka uu u baahan yahay
- Feb 22, 2019
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay horumarinta, Midnimada iyo dhab u heshiisiinta ...
Al-Shabaab oo odayaal ku xiray Koofurta Gobalka Mudug.
- Feb 22, 2019
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa  waxaa la sheegay in odayaal ay ku xireen  Koofurta Gobolka Mudug ...
Nabi Maxamed (SCW) – Hoggaamiye in tusaale laga dhigto ay tahay
- Feb 22, 2019
Assalamu Calaykum Qayb ka mid ah xalalka dhibaatooyinka umaddeena waxa ka mida in la ...