Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Faah faahin qarax ka dhacay magaalada beladweyne

Qarax xooggan ayaa ka dhacay Xaafadda Xaawo oo ka tirsan Magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan kaasoo lala beegsaday ciidamada Jabuuti lagula eegtay ee magaalada B/weyne.

Goob-joogayaal ayaa sheegaya in qaraxan oo loo adeegsaday miino wadada lagu aasay lala beegsaday gaari ay wateen ciidamada Jabuuti ee ka tirsan AMISOM.

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la soo sheegayaa inuu ciidamada Jabuuti ka soo gaaray qaraxaas oo daryankiisa laga maqlay magaalada Belad-weyne inteeda badan inkastoo aan tirakoob sax ah laga heynin.

Ciidamo dheeraad ah ayaa soo gaaray goobta uu ka dhacay Qaraxu, waxaana ay halkaasi ka qaadeen askarya waxyeeladu soo gaartay, lamana sheegin dad rayid ah oo qaraxaas wax ku noqday.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...