Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta oo ka shiraya Xaaladda Soomaaliya.

Wasiirada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta ayaa  maanta oo Talaado ah Qaahira ku yeelanaya kulankooda 150-aad ayaa lagu wadaa in ay kaga hadlaan Xaaladda Soomaaliya.

Waxa ay sigaar ah Diiradda ugu saarayaan kulankooda sidii Kaalmo iyo Garab loo siin lahaa Soomaaliya, gaar ahaan Dhinacyada Dib udhista Dalka, Ciidamada, Qabyo tirka Dastuurka iyo Dhaqaalaha.

 

Wasiirada ayaa loogu yeeray ka qaybgalka Kulankaan oo lagu darsi doono Siyaasadda iyo Ammaanka oo ay hoos tagi Doonaan Qodobo kor ku xusan ee Sal dhigidda Dastuurka, Nidaamka Xisbiyada Siyaasadda, Kobaca Dhaqaalaha iyo dib u qaabeynta Ciidamada Soomaalida.

 

kulankaan oo ah mid aan horay loosii shaacin ayay isugu tagi doonaan Wasiirada Arrimaha Dibadda Dowladaha Xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta.

 

Xubnaha Shirka lagu marti qaaday waxaa kamid ah Bankiga iyo Sanduuqa Lacagta ee Jaamacadda Carabta si deg deg loogu fuliyo Ballanqaadyada kasoo baxa Fadhiga.

 

Albawabanews oo kasoo baxa Masar oo Daacabay Xogta Kulankaan ayaa sheegay in Qorshuhu yahay in Soomaaliya laga cafiyo Deemaha ay ku leeyihiin Dalalka Ururkaan Jaamacadda Carabta ku jiro si ay u hesho Soo kabasho Dhaqaale.

 

Soomaaliya ayaa Marti gelineysa Shirka Jaamacadda Carabta sanadka soo socda 2019-ka kadib markii ay ku guuleysatay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOPNEWS:-Madaxweyne ku xigeenka galmudug oo war culus kaga dhawaaqay cadaado
- Sep 23, 2018
War Saxaafadeed uu soo saaray Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi ...
DHAGEYSO:- Shacabka Baladweyne Oo Ka Hadlay Magacaabista Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Hiiraan
- Sep 23, 2018
Hal sano Gudahiis ayaa waxaa Gudoomiyahii Sadaxaad Ee Gobolka Hiiraan Looso Magacaabay Yuusuf axmed ...
MUUQAAL:-Siyaasi Dhoola-Yare”In Shirka Wasiirada Puntland Somaliland Ka Dhaco Nusqaan Bay Nagu Tahay”
- Sep 23, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=9TxJgEgvApU