Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Al-shabaab oo Qalab Caafimaad Xoog ku qaatay

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Galhareeri ee ka tirsan Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in Kooxda Al-shabaab ay Qalab Caafimaad si qabsab ah ay kaga qateen Degmadaasi.

Ilo wareedyo ka mid ah Dadka Degaanka ayaa inoo sheegay in Rag ka tirsan Al-shabaab ay Degmada soo galeen isla markaana ay qateen Agab Caafimaad oo ku yaallay Xarun Caafimaad oo ku taallay Degmada Galhareeri.

Sidoo kale Ilo Wareedyada ayaa tilmaamay in Al-shabaab ay dhibaato Xooggan ay ku hayaan Xarumaha Caafimaad ee ku yaalla Degaanada hoostaga Degmada Galhareeri ee Gobolka Galgaduud.

Dhanka kale waxa ilaa iyo hadda aan la ogeyn Sababta ka dambeysa in Al-shabaab, ay si Xoog ah ku qataan Agab Caafimaad oo ku yaallay Isbitaal ku yaalla Degmada Galhareeri.

Sikastaba ha ahaate wali wax war kama aysan soo bixin Maamulka Galmudug oo ku aadan dhibaatooyinka la sheegayo in Al-shabaab ay ku hayaan Shacabka ku Nool Degmada Galhareeri ee Gobolka Galgaduud.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...