Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xidlhibanada aqalka sare maxay saluugeen ka dib markii ayna ka qaybgalin furitanka kala fadhiga afraad ee golaha shacabka?

Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa war saxaafadeed ka soo saaray sababihii uu dib uga dhacay furitaankii Kalfadhiga 4aad oo loo balansanaa in si wadajir ah loogu furo Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare Taasi ma dhicin oo dhamaan xubanaha aqalka sare kama ayna soo bixin hoygii ay muqdisho ka daganayeen .

Su’aalo badan ayaa la iska waydiiyay sababta ka danbaysa in ayna soo xaadirin furitaanka kala fadhiga afraad ee golaha shacabka balse waxaa jirta in gudiga joogtada ah ee xildhibanada aqalka sare yesheen shir u gooni ah

Hoos ka dhageyso codka

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...