Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweyne waare oo cadeeyay sababta ka danbaysa khilaafka madaxda maamulada iyo dowladda dhexe

Madaxweynaha maamulka hirshabelle maxamed cabdi waare ayaa si faah faahsan uga hadlay sababta keentay khilaafka ka dhextaagan madaxda maamul goboleedyada dalka iyo dowladda dhexe ee somalia.

Maxamed cabdi waare ayaa sheegay in dowladda somalia ay wado qorshe ay sanadka 2020 ku doonayo in markale ay talada dalka ugu soo laabto waxaana socda sida uu sheegay in la badalo dhamaan madaxda maamul goboleedyada aan si toos ah u qaadanin amarka dowladda dhexe

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...