Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Cabdi Maxamuud cumar oo jir dil loo geystay xili uu xabsi ku jiro

Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo hada ku xiran xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxaa la sheegayaa inuu ku xanuunsanayo xabsigaasi waxaana sii dheer in jir dil loo geystay labadii malmood ee ugu danbaysay

Hooyada dhashay Cabdi Maxamuud Cumar oo magaceeda ku sheegtay Deed Mahad Colow ayaa dowlad degaanka somalida ay kaga dalbatay inay cafis u fidiyaan wiilkeeda, maadaama ay dhibaatooyin ka tirsanayaan.

Warar aan ka helayno caasimada dalka iyo itoobiya ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee dowlad deeganka uu isku dayay in uu ka baxsado xabsiga balse ay ilaalada xabsigu ka hortageen taasina ay keentay jirdilka loo geystay

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. c/qani says:

    Axmed Madoobe iyo Ugaas. Waa in Baaritaan!! Noocaan Oo Kale Ah Lagusameeyo.

    Wanna In Adis sababa Lagusoo Gaaro??
    Sababtoo Ah dhibaataada Ina Ileey Uu Gaystay, Oo Kale Ayaykucaabexeen?

  2. c/qani says:

    Sixidii
    Axmed Madoobe iyo C/wali Gaas Ayaanulajeeday?? In Cadaalada,
    Lasootaago.




ad

Latest News

DAAWO:-Khilaafka Kenya iyo Somaliya oo Cirka isku Shareray+Kulamo Xasaasi ah Madaxtooyada.
- Feb 17, 2019
https://youtu.be/DADJEXPUZt0
MUUQAAL:-Mustafa Cagjar oo Jigjiga Kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Itoobiya
- Feb 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=2obpuzeG72A
DHAGEYSO:-Afhayeenka XisbigaWaddani”Hogaaminta Muuse Biixi Waa Ta Ku Fikireysa Daaro Dhiso Dadkii Oo Abaaro La Il Daran”
- Feb 17, 2019
Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay ...