Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Taliye ducaale cali mire oo muqdisho ku laabtay & qorshe lagu dhabar jabinayo axmed madoobe oo muqdisho ka socda

Magaalada muqdisho waxaa dib ugu laabtay ducaale cali mire iyo maxamed ibraahim waa taliye iyo taliye ku xigeen ciidanka NISA ee dhawaan dowladda soomaaliya u magacawday jubbaland.

Taliyaha ayaa saxaafada kula hadlay muqdisho ka dib markii uu ku soo guuldaraystay in uu deegaanada jubbaland ka howlgalo balse waxaa jira warar ku saabsan in uu wado kulamo uu caasimada dalka kula leeyahay saraakiisha ciidanka iyo madax ka tirsan dowladda waxana uu doonaya in uu safar ku tago gobolka gedo halkaas uu shaqdiisa ka sii bilaabo doono taasi oo dhabar jab ku noqon doonta madaxweynaha maamulka jubbaland.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. badhaadhe says:

    xisaabaha aan kala saaro ninka arinran dhabarjabka kutahay waa farmaaajo farmajo wuxu udhaqmaya sida koox mafia qaabka u jubaland kula dhaqmayo maha qaab sii socon doona maha dhaqan siyasi waxa u farmajo samaynayo maxa udiiday inu mamulka meesha kajira xiriir la sameeyo waxa u damacsan yahayna u sharaxo farmajo waa mooryan yan waxba la isu qarinin mana jirto dawlad somaliya ka talisa jubaland na waxan ugu baaqayna inay u istaagan say isaga difaaci lahayeen mooryaantii dooxada jubba




ad

Latest News

DHAGEYSO:- Shacabka Baladweyne Oo Ka Hadlay Magacaabista Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Hiiraan
- Sep 23, 2018
Hal sano Gudahiis ayaa waxaa Gudoomiyahii Sadaxaad Ee Gobolka Hiiraan Looso Magacaabay Yuusuf axmed ...
MUUQAAL:-Siyaasi Dhoola-Yare”In Shirka Wasiirada Puntland Somaliland Ka Dhaco Nusqaan Bay Nagu Tahay”
- Sep 23, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=9TxJgEgvApU
MUUQAAL:-Korneyl Gamaal Baaxad Oo Ka Hadley Dagaalkii Dhex Maray Ciidamadiisa Iyo Ciidamada Somaliland
- Sep 23, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=SSmwAyj5Euk