Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xildhibaan Jeesoow Oo Mucaaradka dowladda ku biiray Xilka Fahad Yaasiin muxuu ka yidhi?

Waxaa weli hadal heyn Xoogan ka jirtaa Qaabkii Madaxweyne Farmaajo Saaka Isbadelka ugu sameeyey Hay’adaha Amniga Dalka.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow  ayaa si cad usheegay in isbadelka dhacay aysan waxba soo kordhineyn.

Waxa uu si gaar ah uga hadlay Soo laabashada General Indha Qarshe,islamarkaana sheegay in isku dhex yaaca Xilalka La magacaabayo iyo kuwa iyagoo waxba qaban la ceerinayo ay siyaasad xumo keeni karto.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Madaxweynaha Galmudug Garabka Cadaado Oo Muqdisho u Anbabaxay
- Nov 19, 2018
Axmed Maxamuud Xasan (Axmed-Baasto) Madaxweynaha Galmudug oo Xildhibaanada Cadaado Ku Sugun Ay Dhawaantaan Doorteen ...
Suhayba Xarago : oo gabay ku cabirtay kaalinta haweenka ee xiligii burburka soomaliya.
- Nov 19, 2018
Haweenka Soomaaliyeed ayaa diyaar garow xooggan ugu jira sidii ay talada wadanka qayb wayn ...
MUUQAAL:-Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Xarumaha Dawlada magaalo xeebeeedka BERBERA
- Nov 19, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=nrKJkJGWtzY