Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Aqoonyahan Idiris Xasan oo Si Kulul uga Hadlay Dagaalka Somalida iyo Oromo+Go’aanka ONLF

Siyaasiyiin ka soo jeeda Degaanada Soomaalida Itoobiya oo ka hadlay waxa ay Soomaalida uga dhigan tahay Go’aanka Xabad Joojinta ah ee ay ku dhawaaqday Jabhada ONlF iyo kulamo weli uga socda Adis Ababa,

Aqoonyahan Idiris Xasan Faarax oo ka hadlay Arintaasi ayaa sheegay inaysan jirin Dowlad Soomaaliyeed oo Awood u leh inay Mideyso Umada Soomaaliyeed kana hor tagto Hagar daamooyinka Itoobiya,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG-DEG:-Madaxweyne Farmaajo iyo Wafti uu Hoggaaminayo oo Goordhaw Ka Dhoofay Dalka….
- Feb 23, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw ka ...
Ururada Daacish iyo Alshabaab oo uu Dagaal ku Dhex maray Gobalka Bari
- Feb 23, 2019
Warka ka imaanaya deegaanka Dhaadaar ee gobolka Bari ayaa sheegaya in saaka waaberigii uu ...
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland”Baardheere waxaan u joogaa in aan Xaliyo Xiisadda ka jirta”
- Feb 23, 2019
Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo wareysi siiyay Kalfadhi ...