Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-War deg deg wasiir Axmed shide oo Loo doortay Gudoomiyaha XDSHSI

Kadib Kulan ay ku lahaayeen Maalmahaan dambe Magaalada adis Ababa Xubnaha Xisbiga Dimoqradiga Ee Shacabka Soomaalida Itoobiya ayey ugu dambeyn Galabta doorteen Hogaamiye Cusub Oo Xisbigooda ah.

Xilkaasi waxaa hayey Sanado badan Cabdi Maxamuud Cumar oo ahaa sidoo kale Madaxweynihii Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya isbuucii horena xilka iskaga tegay.

Waxa Maanta loo igmaday Xilka Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqradiga Ee Shacabka Soomaalida Itoobiya Axmed Shide oo ah Wasiirka Isgaarsiinta iyo Warfaafinta Dalka Itoobiya.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Taageerayaasha Farmaajo iyo Mucaaradka dagaal aan wax leysula Harin”
- Dec 13, 2018
https://youtu.be/gGmQsWGPcMw
DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...