Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Beel Somaliland Degta Oo Ku Dhawaaqey Jabhad Dagaalanta Iyo Shir Ay Iskugu Imanayaan ” Waanu Dagaalameynaa”

Madax dhaqameedka Beesha Madhibaan Oo warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa ay ku dhawaaqeen shir ay aayahooda kaga tashanayaan oo ay qabsan doonan .

Sidoo kale Madax dhaqameedkan ayaa waxaa ay ku hanjabeen in ay sameysan doonan jabhad dagaalanta ka dib markii sida ay hadalka u dhigeen ay Somaliland ka wayeen xaqii ay ku lahayeen .

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Taageerayaasha Farmaajo iyo Mucaaradka dagaal aan wax leysula Harin”
- Dec 13, 2018
https://youtu.be/gGmQsWGPcMw
DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...