Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Odoyaal dhaqameed dajinaya xaaladda Liyuu booliiska & kulan ka dhacay Jig Jiga

Odayo dhaqameedka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo 25 ka badan ayaa kulan la qaatay Taliyaha Liyuu Booliiska Cabdiraxmaan Cabdullaahi Buraale iyaga oo ka codsaday in xaaladda la dajiyo ciidammadana lagu kala celiyo goobihii ay ku kala qornaan jireen.

Odayo dhaqameedka ayaa sheegay in ay is afgarad kala soo tageen taliyaha ciidammada askarta qaarkoodna ay billaabeen in ay ku laabtaan fariisimahoodii.

Dhanka kalana ciidammada milatariga, booliiska faderaalka iyo booliiska deegaanka ayaa kulan ku qaatay magaalada Jigjiga waxayna sheegeen in xasilooni la gaaray markii ay iyagu wada shaqeeyeen shacabkana kaashadeen.

Dadka Deegaanka ayaa sheegay in booliiska Soomaalidu ay billabeen in ay la hawl galaan laamaha ammaanka ee faderaalka.

Shacabka jigjiga ayaa sheegay in aysan magaalada ku dhex arkin ciidammada gaarka ah ee Liyuu booliis, balse ay meelo badan oo magaalada ah ku arkeen booliiskii kale ee Soomaalida ah ee deegaanka.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Taageerayaasha Farmaajo iyo Mucaaradka dagaal aan wax leysula Harin”
- Dec 13, 2018
https://youtu.be/gGmQsWGPcMw
DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...