Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOPNEWS:-Golaha Dhexe ee xisbiga Deegaanka Soomaalida ka arrimiyo oo Addis Ababa tagay

In kabadan 40 xubnood oo ka mid ah golaha dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida Itooba ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa, sida ay warbaahinta dowlad deegaanka  u xaqiijiyeen xubno ka tirsan golahaas.

Xisbigan oo ah midka ka arrimiya deegaanka Soomaalida ayaa maalmihii u dambeeyay ka biyo diidanaa Addis Ababa oo looga yeeray.

Arrintaas ayaa timid ka dib markii faderaalku uu la tagay madaxweynihii hore ee deegaanka oo ilaa hadda lagu hayo magaalada Addis Ababa.

Waxaa la xaqiijiyay in aysan la soconin Golaha dhexe saddex xubnood oo labo ka mid ah la sheegay in looga maarmi waayay in ay hawlaha dawladda sii kala wadaan.

Xaaladda magaalada Jigjiga ayaa saaka dagan waxaana la filayaa in ay noloshu si deedii tartiib tartiib ugu soo noqoto.

Ma cadda waxa ka soo bixi doona kulanka ay magaalada Addis ku yeelanayaan Golaha dhexe ee XDSHSI iyo dawladda faderaalka, dadka arrimahan ka faaloodase waxay sheegayaan in ay u badan tahay in ismariwaaga lagu soo afjari doono.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-:-Kal-Fadhiga 4aad Ee Aqalka Sare Oo Furmay & Arimaha Looga Hadli Doono
- Oct 15, 2018
Kalfadhiga 4aad ee Aqalka Sare ayaa si rasmi ah u furmay iyadoo  munaasabadda furitaanka ...
MUUQAAL:-Madaxweynaha Somalia oo ku guuleystay heshiisiinta Maliishiyo beeleedyadii Marko ku dagaalamayay
- Oct 15, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=A0eNyPug_XA
DHAGEYSO:-Taliska CXD Oo War Ka Soo Saaray Weerarkii Deeynuunaay
- Oct 15, 2018
Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday deegaanka Deeynuunaay oo Magalada Baydhabo u jira 26km,waxaana ...