Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Cabdulqaadir Jangali: Gudoomiyii Bangiga Horumarinta ee Dawladii dhexe oo Madasha 60ka lagaga waraystay xaalada Dhaqan Dhaqaale ee Soomaaliya

Cabdulqaadir Aadan Jangali Gudoomiyii Bangiga Horumarinta ee Dawladii dhexe oo Madasha 60ka lagaga waraystay xaalada Dhaqan Dhaqaale ee Soomaaliya, Gudoomiyaha ayaa sheegay in magacaabida Gudoomiyaha Bangiga Dhexe uu Magacaabo Madaxwaynah ama hadba Xukuumada markaa talada haysa.

Cabdulqaadir ayaa ka biyo diiday warqad xayaysiis ah oo lagaga codsanayo dhaqaalyahadana aduunka inay arji u soo qortaan qabashada gudoomiyenimo ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya. Arintaa oo uu ganafka ku dhufta waayo booskaasi waa Muraayada iyo Awooda dhaqaale ee dalka dhagayso waraysigaa oo u dhacay sidatan..

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...