Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Wasiir Cawad oo Ka Hadlay Shaqa Joojinta uu Sameeyay Raisulwasaare Kheyre

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay shaqa ka joojintii maanta Raisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, uu ku sameeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibada iyo Xariirka Caalamiga ah Mudane Muqtar Mahad Daa’uud.

Cawad waxaa uu sheegay in wasiir ku xigeenka la eedeeyay islamarkaana ay xeer ilaalinta baaritaan wadaan, wax caadi ahna tahay in marka qofka baaritaan ku socdo uu shaqada joojiyo.

Dhanka kale Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in shaqo ka joojinta Wasiir ku-xigeenka aysan wax saameyn ah ku yeelan shaqada Wasaaradda arrimaha dibadda.

Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska Kheyre ayaa shaqada looga joojiyay Wasiir kuxigeenkii Arrimaha Dibadda Soomaaliya,kadib markii xafiiska hantidhowrka qaranka uu kusoo eedeeyay dacwad ku saabsan kutagri fal hantida qaranka, iyadoo Xeer Ilaaliyaha qaranka uu sheegay in Maxkamad awdood u leh kiiskiisa loo gudbin doono.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo soo xiray Shirka Xifadleyda Teknolojiyada Soomaaliya
- Oct 22, 2018
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa si rasmi ah u soo xiray shirweynaha 3aad ...
TOOS:-Xaruunta Tala soo jeedinta Somaliyed oo Dood kusaabsan Doorka Ay Culimada Ahlu-sunny Wal jamaaca Ka qaadan Karaan Sugida Amniga
- Oct 22, 2018
[embed]https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/2184875958417760/[/embed]
DHAGEYSO:-Baydhabo Oo Dib Loo Fasaxay Gaadiidka Bajaajta Iyo Noah Oo Markii Hore La Mamnuucay
- Oct 22, 2018
16 Bishaan ayaa War ka soo baxay Booliiska baydhabo lagu joojiyay in magaaladaas ay ...