Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Maxkamada Ciidamada Oo Xukuntey Askar dhac u geystay xarumo ganacsi

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa  xukun ku riday Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda oo xafiiska xeer ilaalintu uu ku eedeysay in ay dhac u gaysteen mid ka mid ah xarumaha Shirkada Hormuud.

Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ku dhawaaqay Xukunka ayaa sheegay in Askartaan oo kala ah C/kariin Muuse Muxudiin ,Aweys Faarax Maxamuud  iyo Maxamed Cali Maxamuud oo maqana ah in ay dhac hubaysan u geysteen Laanta Hormuud  ee Kaawa Godeey iyo Laanta Hormuud ee Garasbaaleey isla markaana ay ka qaateen Lacag Fara badan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Musharaxii Madaxwayne ee ugu horeeyey oo ku baaqa inay Ciidmada kenya Soomaliya ka baxaan
- Feb 23, 2019
Musharaxa Madaxwaynaha jubbaland Cabdi Maxamed Warsame Deeq Faandhe ayaa waxuu baaq u diray Dowlada ...
DAAWO SAWIRRO:-Kheyre Oo Xariga Ka Jaray Xabsiga Guud Ee Muqdisho Iyo Maxkamad Casri Ah
- Feb 23, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Xaaf oo mar kale dhaliilay Dowladda Somalia
- Feb 23, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo ...