Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Maamulka Somaliland Oo Ka Digay In La Dhibaateyo Oromada Ku Sugan Deegaanadeeda

Wasiirka Arrimaha Dibada maamulka Soomaaliland Sacad Cali Shire oo Shir la qaatay Ciidamada amniga ee Soomaaliland ayaa sheegay in aan dhibaato loo geysan doonin dadka Oromada ah ee soo gaaray deegaanada Soomaaliland.

Waxa uu sheegay Wasiirka in Ciidamada amniga uu kala hadlay inysan dhibaano u geysan dadka Oromada ee ku sugan Soomaaliland  kuwaasi ka soo carayay rabshadihii ka dhacay Magaalada Jigjiga.

Sidoo kale waxa uu sheegay in go’aan ay ku gaareen in la ilaaliyo nabada dadka Oromada ah ee jooga deegaanada Soomaaliland  ay soo saareen,isla markaana sheegay in dadkaasi ay yihiin dad naga mudun in aan soo dhaweeyno.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay Madasha Arrimaha Bini’aadninimada Dalka
- Jul 23, 2019
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo gaaray ...
DAAWO:-Gudigii Horumarinta Boosaaso oo dib xoriyadooda u helay.
- Jul 23, 2019
Waxaa maanta dib xoriyadooda u helay qaar ka mid ah xubnihii gudigga dayactirka wadada ...
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug oo sheegay in Shirka la qaban doono Shanta Bisha Agoosto.
- Jul 23, 2019
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo u xilsaaran qaabkii xal waara loogagaari lahaa khilaafaadka ...