Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

BASHIR MAXAMED DHEGABADANE (NUR FOUNDATION) OO HIRGELISEY AFAR ISKUUL IYO BIYO XIREENO

Warysigan uu bixiyey Bashiir Maxamed Dhegabadane oo ka warbiyey Afar Iskuul iyo biyo xireeno ay ka hirgeliyeen Hay’adaha Nuur foundation iyo Voluntray group Degmada Qandala ee Gobolka Bari .Iskuuladaasi oo ay hada dhigtaan 1000 Arday .Waxay kaloo qodoon Harooyin iyo biyo Xireeno ay dadku uga faaiideysan doonaan waraabka xoolaha iyo beerahaba.

Weriye Dhegood

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...