Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-AQOONYAHAN FAYSAL CABDI ROOBLE OO KA HADLAY XAALADA GUUD IYO DHIBAATOOYINKA KA JIRA DOWLAD DEEGAAN KA SOMALIDA ITOOBIYA

Warbixintan uu Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan Waa warbixin   xambaarsan arimo badan oo xasaasiya ahna kuwa ku xeeran hadda dhulka somalida ee Itoobiya gumeysato.Dhibaatooyinka dadka Somalida haysta ee qaxa  iyo barakaca  loo qaxay somaliya gudaheeda ,Duulaanka qaawan ee Dowlada federalak Itoobiya ku soo qaaday Dhulkaasi dhimashada iyo dhaawca ka dhashay .Burburinta la burburiyey maamulkii ka jirey Dhulkaasi,iyo Iscasilaada Cabdi Iley.  Sidoo kale waxa uu Faysal Rooble aad ugu dheeraaday Talaabooyinka ay Somali u baahan tahay iney qaado si ay uga gudubto caqabadaha hadda la soo diristey.

Weriye Dhegood

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Abdulqadir Tallman says:

    FEYSAL ROOBLE oo bixiyay wareysiga hoos ku duuban waxaa uu hadalkiisa ku soo khatimay:

    “Itoobiya iyo Oromo midkoodna, ama ha kala bxeen ama ha isku jireen e, laakiin, haddii aan Somaaliya loo talin, waxaan ka baqanayaa ciyaalka aan dhalnay inay arkaan, bado Soomaaliyeed, dhul waaba qaateen e, laakiin bado Soomaaliyeed oo Amxaaro iyo Itoobiya iyo Oromo oo gacanta u galay. Waa cabsida ugu weyn aan qabo Unless, haddaynaan sameyn wixii dadka Muqdishoa jooga, oo runtii aan aad iyo aad sharaf weyn ugu hayo, cirroole iyo qof kasta uu naftiisa huro oo lala dagallamo.

    Waxaad doonto kaga soo horjeed Muqdisho dadka dega, laakiin sida ay ula dagaallameen
    Meles Zenaawi oo weliba Mareykanka wata, sida ay isaga celiyeen ((needs to be an example for us.))”

    Feysal sidaas buu ku qirayaa waddan jacelka dadka dega Muqdisha.

    Soomaalida kalena, wa inay dal jacelka,
    nafti hurnimada iyo geesinimadaba kaga daydaan reer Muqdisho.

    Maanta looma baahna hadal badan, suugaan badan, faan badan, gabay iyo dhaanto.

    Maanta waxaa la jooga madashii nafti hurnimada, madashii jihaadka, madashii bareerka, madashii ku dayashada reer Muqdisha, madashii Xabashida loogu meerin lahaa casharradii ay illoobeen ee gobannimada, geesinimada, gumeysi diidka shacabka Soomaaliyeed.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Siyaasi salaad cali jeele madaxtooyada somalia maxaa ka jira in uu lacag ka qaato si uu u tageero DFS ?
- Aug 18, 2018
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle  ayaa waxa uu ka hadlay taageerada uu siiyo dowladda Federaalka ...
DHAGEYSO:-Xildhibaano Katirsan Barlamaanka Puntland oo Hadda Mooshin Gudbiyey
- Aug 18, 2018
War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne Waare oo loogu baaqay in uu iscasilo
- Aug 18, 2018
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa ku baaqay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi ...