Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Gudoomiyaha maxkmada racfaanka gobolka hiiraan oo ka horyimid go’aan ka soo baxay barlamanka maamulkaasi

Kulan ay ku yeesheen Magaalada Jowhar Barlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ay ku kala direen Golaha Garsoorka ee maamulkaasi.

Kulankan oo ahaa kii 9-aad ee Kalfadhigii afaraad ee Barlamaankaasi yeesho ayaa waxaa looga hadlay arimo dhoowr ah, waxaana awoodda lagu saaray arimaha Cadaaladda.

Hadaba waxaa arintaas ka soo horjeedsay gudoomiyaha maxkamada racfaanka gobolka hiiraan oo sheegay in go’aanka barlamanka mamulka hirshabelle uu yahay mid aan sifo sharci ah loo marin

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...