Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Warbixin lagu qoray Forign Policy oo meel ka dhac ku noqtay madaxda somalia & jawaab adag oo laga bixiyay

Warbixinta Forign Policy lagu daabacay waxay kicisey cid kasta oo Dawlada Xil ka heysa gaar ahaan Sifada uu adeegsaday Eray bixinta Sargaalka AMISOM Ee Warbixinta lagu dhex xigtay.

“In lagu tilmaamo Soomaaliya Doofaar oo markii la dhaqo hadana uusan daahir ama nadiif noqoneyn,ayey dadka qaar ka xanaaqeen oo Xasaanad kuwa leh iyo Shacabka intuba”.

Wasiirkii hore Ee Amniga Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamuud oo hadda ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in warbixinta ay sax tahay fikirkeedana ay ka hadashay saxafiyadaasi uu sheegay inuu Aqoon uleeyahay.

Xildhibaan C/risaaq waxa uu ka xumaaday warbixinta in lagu muujiyo Adeegsiga uu isticmaalay Sargaalka AMISOM Ee Doofaar ku sheegay Soomaalida maadaama sidii looga tago maahane hadan sidii aan noqoneyn.

Hoos ka dhageyso waraysiga iyo arimo kale uu uga hadlay amniga caasimada soomaaliya ee muqdisho

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Taageerayaasha Farmaajo iyo Mucaaradka dagaal aan wax leysula Harin”
- Dec 13, 2018
https://youtu.be/gGmQsWGPcMw
DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...