Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Jubbland Oo Addis Ababa Ka Dagay Iyo Cida Uu La Saftey Xaalada DDSI

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxaa uu ka degay magaalada Addis Abab Ee caasimada Itoobiya waxaana uu la filayaa in uu kulamo la yeeshay raysal waraaha Itoobiya isla markaana ay ka wada hadlaan xaalada magaalada Jig Jiga .

Madaxweynaha Jubbaland iyo madaxweynihi hore ee DDSI ayaa isku qabiil ka soo jeeda taasina waa sababta uu arintan u soo dhex galay sida muuqata sidii uu horay u sameeyay in uu arinta qalbi dhagax kala hadlay dowladda federalka itoobiya

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. c/qani says:

    AXMED BADOOBE’ DANBI KAWEYN DANBIGA IYO XASUUQA UU GAYSTA INA ILEEY’ AYUU SHACABKA SOOMAALIYEED UGAYSTAY WALINA KUSII WADAA??

    AXMED BADOOBE IYO INA ILEEY ISKU XAAFIIS AYAA SHAQADA U DHIIBAY WAX ISKUMID AH AYAANA LOODIRAY??

    LABADOODABA, R/WASAARIHII HORE EE BAQTIYAY MELES ZINAAWI. AYAA AYKA HOOS SHAQAYNAAYEEN.

    XABSIGII AXMED MADOOBE EE ADIS ABABA LAGUXIRAY, 2006DII ILAAMAANTA WUXUU LASHAQAYNAAYAY DALALKA SHISHEEYE EE KENYA IYO ITOOBIYA.

    DHIBAATADA UU DALKA SOOMAALIYA U GAYSTAYNA QOF KAHOREEYAY EE DHIBAATO INTAAS LE’EG GAYSTAY MABA JIRRO?

    SIDAAS AAWADEED (ABEEY AXMED WAA INUU LABADAASI NIN ISKU MAXKAMAD SAARO SABABTOO AH LABADUBA WAXAY KAMIDYIHIIN AMA XUBNO SARE KAYIHIIN *XUKUUMADII DHACDAY EE TIGREEDA??

    SIDAASI DARTEED DOWLADA ABEY AXMED WAA INUU DABAGAL KUSAMEEYO DADKA SOOMAALIDA AH EE LASOOSHAQEEYAY MAAMULKII (MELES ZINAAWI)

    WALIBA WAXAA KALEETO OO JIRTA IN AY QAARKAMID AH MADAXDA MAAMUL GOBOLEEDYADA IYO KU FEDERAALKA IYO SARAAKIISHA SARSARE EE CIIDAMADA SOOMAALIYA AYKUJIRIKARAAN DAD WALI LASHAQEEYA XUKUUMADII HORE EE DHACDAY EE ITOOBIYA, AYNA DHIBAATO QARSOON U GAYSAN KARAAN NABADA IYO NOLOSHA LABADA SHACAB EE ITOOBIYA IYO SOOMAALIYA.

    SAFIIRADA BEEN BEENTA AH EE ITOOBIYA U FADHIYA (HARGAYSA IYO GAROOWE) WAA INEY ISAGA BAXAAN DALKA SOOMAALIYA HADIIKALEETO DHIBAATO IYO SHIRQOOLO AYAY SHACABKA U GAYSANKARAAN.

    SIDA MAANTABA MUUQATA DAD SHACAB AH OO OROMO AH AYAA LAGULAAYAY! PUNTLAND. WAANA WAX LAGA NAXO IN DAD SHACAB AH OO AAN WAXBA GALABSAN LAXAUUQO??

    SIDAASI DARTEED DR ABEEY AXMED-DOOW MAAMULADA SOOMAALIDA SIDHAW HA’USOOGUDBIYEEN SHAQAALAHA ITOOBIYAANKA IYO SARAAKIISHA AWOODA KUDHEXLEH SOOMAALIYA??

    DR ABEEY AXMED *CIIDAMADA ITOOBIYA EE GUDAHA SOOMAALIYA KUSUGANI DHIBAATO IYO XASUUQ AYAY SHACABKA SOOMAALIYEED KUHAYAAN!! SIDAASI DARTEED WAA’IN AAD SI DEGDEG AH OOGALA SOOBAXDAA CIIDAMADAAS *XABASHIDA AH DALKA SOOMAALIYA, XUDUUDAHA ITOOBIYANA AYSAN SOO DHAAFIN.

  2. mohamad says:

    Axmed madoobe ma fara gelin karo siyaasadda ethiopia,qalbi dhagax sii deyntiisana waxa keenay is-bedelka uu la yimi Abiy Ahmed.

  3. Mohamad says:

    Madaxweynaha Maamulka Jubblanad Axmed Madoobe ayaa lagu amray inuu si deg deg ah uga baxo Magaalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya.Dowladda Itoobiya ayaa Axmed Madoobe u sheegtay inuu si deg deg ah isaga baxo Adis Ababa kadib markii la isku qabtay arrinta la xiriirtadeegaanada Soomaalida Itoobiya oo maalmahaan ay ka taagenyd khalalaaso siyaasadeed.Axmed Madoobe ayaa Adis Ababa u tagay sidii uu u dhex dhexaadin lahaadowladda Itoobiya iyo maamulka deegaanada Soomaalida Itoobiya balse wuxuu cadaadis xoog leh kala kulmay dowladda Itoobiya oo u sheegtay in arrintaan ay u taalo dowladda federaalka Itoobiya.Sida ay horey ugu akhrisateen wararkeenii hore Sarkaal ka tirsan Madaxtooyada dowladda Itoobiya ayaa Axmed Madoobe si cad ugu sheegay inuu arrimahaas faraha kala baxo haddii kale ay dowladda Itoobiya tallabo ka qaadi doonto.Sida ay xaqiijiyeen xubno la socday Axmed Madoobe, dowladda Itoobiya ayaa u sheegtay in go’aanka ismaamulka Soomaalida Itoobiya ay leedahay dowladda Federaalka ee dalkaas isla markaasna aan lagala tashan doonin Axmed Madoobe.Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’isul wasaare Abiy Axmed ayaa waxaa Golayaasha maamulka Soomaalida Ethiopialagu wargaliyay in wixii khuseeya arrimaha maamulka ay kala tashan doonaan Wasiirka warfaafinta dowlada Ethiopia Axmed Shidde.Golayaasha maamulka ayaa waxaa lagu wargaliyay in mudada lagu gudajiro marxalada cakiran ay howlaha xiisada iyo go’aan ka gaaristeeda kala xiriiri doonaan Wasiir Axmed Shidde oo mudadaasi kasii howlgali doona magaalada Jigjiga.Sidoo kale, Ra’isul wasaare Abiy ayaaGolayaasha u cadeeyay in Wasiirka warfaafinta dowlada Ethiopia Axmed Shidde uu taagan yahay booskiisa, isla markaana ay muhiim tahay in lagu dabafeylo.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Siyaasi salaad cali jeele madaxtooyada somalia maxaa ka jira in uu lacag ka qaato si uu u tageero DFS ?
- Aug 18, 2018
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle  ayaa waxa uu ka hadlay taageerada uu siiyo dowladda Federaalka ...
DHAGEYSO:-Xildhibaano Katirsan Barlamaanka Puntland oo Hadda Mooshin Gudbiyey
- Aug 18, 2018
War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne Waare oo loogu baaqay in uu iscasilo
- Aug 18, 2018
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa ku baaqay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi ...