Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Xoghayihii joogtada ahaa ee wasaaradda Gargaarka Somalia oo is casilay

Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in uu iscasilay Xoghayihii joogtada ahaa ee wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka mudane Maxamed Cumar Macalin.

Xoghayaha ayaa sheegay inuu xilka uga tagay duruufo soo wajahay owgood inkasta oo uusan sheegin waxa ay yihiin duruufahaasi.

Wararka ugu badan ayaa waxa ay sheegayaan in iscasilaadda Agaasimaha ay salka ku heyso dhawaan xarigii loo geystay, Agaasimaha qeybta dib udajinta barakacayaasha Daahir Maxamed Nuur oo loo xiray arimo musuq la xiriira.

Agaasime waxeedka ayaa wali xiran, arintiisana gal dacwadeed ayaa laga furay, dowladda ayaa dhowrkii isbuuc waxa ay xabsiga dhigtay masuuliyiin loo heesto arimo wax isdabamarin ah.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Siyaasi salaad cali jeele madaxtooyada somalia maxaa ka jira in uu lacag ka qaato si uu u tageero DFS ?
- Aug 18, 2018
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle  ayaa waxa uu ka hadlay taageerada uu siiyo dowladda Federaalka ...
DHAGEYSO:-Xildhibaano Katirsan Barlamaanka Puntland oo Hadda Mooshin Gudbiyey
- Aug 18, 2018
War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne Waare oo loogu baaqay in uu iscasilo
- Aug 18, 2018
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa ku baaqay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi ...