Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweyne shariif xasan oo barlamanka K/G ugu hanjabay dil maxay tahay sababtu?

Magaalada baydho ee xarunta maamulka koonfur galbeed waxaa ka socda shirar looga hadlay arimaha doorashada madaxweynaha maamulkaas oo dhici doonta dhamadka sanadkan,

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed shariif xasan sheekh aadan ayaa lagu eedeyay in uu xildhibanada maamulkaas ugu hanjabay dil hadii ayna codka siinin xiliga doorashada taasi oo u muqata in uu doonayo mar kale in uu madaxweynaha maamulkaas noqdo mana jirto siyaasi si cad tartan xoogan ula gali kara wakhtigan la joogo

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...