Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dowladda somalia oo go’aamo aan laga firsan ka qaadata siyaasada arimaha dibada maxay tahay sababtu?

Dad badan ayaa dowladda soomaaliya ku dhaliilay go’aamada ay ka qaadato siyaasada arimaha dibada marka loo fiiriyo arimaha xiligan ay dowladu ku dhaqaaday iyada oo aan si dhab ah looga fiirsanin waxaa ugu danbeeyay arintii sucuudiga iyo canada taasi oo muran badan ka dhex dhalisay siyaada dalka waxaa ka soo horaysay arinta Eritrea oo booqasho madaxweyne uu ku tagay beesha caalamka uu uga codsaday in cuna qabataynta laga qaado iyada oo ay jirtay khilaafkii wada khaliijka ka dhex jiray hada ka hor

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...