DHAGEYSO:-Shir Deg Deg Ah Oo Ka Dhacay Kismaayo & Qodobo Laga Soo Saaray
Waxaa Magaalada kismaayo Kulan ku yeeshay Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Jubbaland Qaarkood kuwaasi oo gudi loo xilsaaray bal inay Xal ka keenaan Beelaha Dagaalamaya.
Xildhibaanada waxay ugu horeyn kulankooda kasoo saareen baaq ah in deg deg loo joojiyo Dagaalka Duleedka Kismaayo Shalay dib uga qarxay.
Loading...